Guddoomiyaha Ururka ONLF iyo xubno la socda oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maadeey iyo xubno dhoor ah oo katirsan ururkaasi, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Amniga iyo masuuliyiin kale. Guddoomiyaha ururka ONLF oo horey dowladdii Madaxweyne Farmaajo ugu aqoonsatay argagaxiso ayaa magaalada Muqdisho ku yimid casuumad rasmi ah uu ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan … Continue reading Guddoomiyaha Ururka ONLF iyo xubno la socda oo soo gaaray magaalada Muqdisho